Somali Medical Forums

General Discussions => Feel Free Here => Topic started by: CilmiSabca on August 18, 2012, 11:53:42 PM

Title: Ciid Wanaagsan...
Post by: CilmiSabca on August 18, 2012, 11:53:42 PM
As salaamu caleykum wa raxma tul Laahi wa barakaatuhu Walaalayaal?.
Ciid wanaagsan kulli caam wa antum bil kheyr. Ilaahay Ciiddaan Ciiddeeda kale ha inagu gaadhsiiyo Nabad, Barwaaqo, Caafimaad iyo Alla ka cabsi.
Alla maanta    ayaanta Waa maalin Ciiddee Farxad ku Ciidda... Waad Mahadsan tihiin.