Somali Medical Forums

Medical Student Forums => I want to Study Medicine => Topic started by: Saleeban Axmed on May 03, 2015, 04:30:33 PM

Title: Waxaan doonayaaa in aan barto medicineka
Post by: Saleeban Axmed on May 03, 2015, 04:30:33 PM
wll waxan arday dhalin yaro ah waxaan doonayaaa in aan barto medicineka oo aan noqdo dhaqtar sida idinka oo kale ah markaa tallo iyo tusaale mxd i siiin kartaaaan wll
Title: Re: Waxaan doonayaaa in aan barto medicineka
Post by: SomaliDoc on May 07, 2015, 11:44:57 AM
Saleeban, ka faaidayso talooyinka ku qoran qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5487.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5487.0.html)