Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saadik on November 23, 2017, 12:36:44 PM

Title: Su'aal: Qufac xab leh kadib neefta igu dhageyso?
Post by: Saadik on November 23, 2017, 12:36:44 PM
Asc doctors ka wepsite ka iyo dhaman inta ku xiran suaasheydu waxa weye dr waxan isku arkay qufac ka bilowba dhuun cun cun kadib waxan aaday doctor wuxu iso qoray salbutamol syrup iyo multivit iyo antibiotic amoxilin kaniini iyo ampixilin iyo dectmazon oo xididka laga qadanayo kadib waxa isku arkay in qufaca kadib neefta igu ceshoonto marka neefta iso noqotone waan daac daacanaa hospital kale an aaday waxa leyga soo shegay H-pylor daawoyin gaas aa leyso qoray weli sidii baan ahay
Alhamdulilaah wepkaan aan waxa ka aqriyay in malabka lagu daaweyo saaki ayan biyo ku qastay hal qaando oo malab eh waxaa iga yimid xab
Title: Re: Su'aal: Qufac xab leh kadib neefta igu dhageyso?
Post by: SomaliDoc on November 27, 2018, 06:41:57 PM
Haddii aad qufacaysid, riiraxyo leedahay, naqaskane kugu dhegayo waxay u badan tahay inaad xiiq qabtid weliba haddii aad horay u lahayd Allarji indhaha ah ama sanboor ama qoyska dad ka mid ahi ay qabaan xanuunka xiiqda, taasina waxaa lagaga hortgi karaa inaadk a fogaatid waxyaabaha neefta kugu kicin kara, markay ku haysane waa inaad qaadatid daawooyin loogu talagalay.
Akhriso faahfaahinta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=351.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=351.0)