Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zakiyare555 on November 17, 2016, 08:19:50 PM

Title: Su'aal: Tifowga madaxa ku dhaca miyaa jira?
Post by: Zakiyare555 on November 17, 2016, 08:19:50 PM
asc dr . tifowga madaxa ku dhaca miyaa jira .
mise ma loo indho beeli karaa ama ma lo waalan karaa  hadu madaxa kaa galo ....
Title: Re: Su'aal: Tifowga madaxa ku dhaca miyaa jira?
Post by: SomaliDoc on December 13, 2016, 11:27:45 AM
Tiifowga waa cudur ay keento jeermiska bakteeriyada badanaa dhinaca caloosha ayuu ka soo bilawda, jirkane wuu ku faafaa, astaamahiisa waxaa ka mid ah madax xanuun siyaado ah laakiin ma jiro tiifow madaxa u gaar ah oo ku dhaca, indho la'aanne ma keeno.
Akhriso qoraal kuu faahfaahin doono xanuunka Tiifowga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=548.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=548.0)