Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Deyga on August 16, 2015, 04:33:52 AM

Title: Su'aal: Sanboorka meeqa nuuc ayuu u kala baxaa?
Post by: Deyga on August 16, 2015, 04:33:52 AM
Sanboorka cudurka ladhoho meeqa nuuc ayuu ukala baxaa maxase lagu daawe daawo maleeyahay oo qudrata laga helo
Title: Re: Su'aal: Sanboorka meeqa nuuc ayuu u kala baxaa?
Post by: SomaliDoc on August 18, 2015, 12:17:21 PM
Qoraal faahfaahsan oo ku saabsan sanboorka halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5658.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5658.0.html)