Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nimco cabdisamed on January 17, 2019, 10:10:39 PM

Title: Su'aal: Marsashada xulbada meelo ka mid ah jirka?
Post by: Nimco cabdisamed on January 17, 2019, 10:10:39 PM
Asc Dr-ka iyo dhamaan hawlwadeenada bogan waad ku mahadsan tihiin sida qiimaha badan ee aad u tixgalisaan su'aalaha dadka ku xidhan bogan ALLAH haydinka abaal mariyo .
Su'aashaydu waxay tahay marsashada xulbada meelo ka mida jidhka sida wajiga iyo gacmaha ma lagu cayili karaa?
Title: Re: Su'aal: Marsashada xulbada meelo ka mid ah jirka?
Post by: SomaliDoc on September 08, 2019, 05:28:23 PM
Maya, xulbada oo jirka la marsado laguma cayilo, faa'idooyinkeeda ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4120.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4120.0)