Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sahroyariisey on June 04, 2017, 05:05:56 AM

Title: Su'aal: Galmada kadib waxaa i xanuun lafdhabarta?
Post by: Sahroyariisey on June 04, 2017, 05:05:56 AM
Asc doctor suaal aya qaba waxan ahay Wiil  dalin yaro ah oo 22 jir ah waxa isku arka mar walbo aan aan galmo sameyo in eey iixanuunto lafta xarorta dhabarka  lamada sin mesha ee iska galan wili daqtar uma tagin  ila isbuuc ayey i xanunta mar marka qar  kadibna wa isk bogsota dib miye ii keni karta mustaqbalka
Title: Re: Su'aal: Galmada kadib waxaa i xanuun lafdhabarta?
Post by: SomaliDoc on January 18, 2018, 08:44:46 PM
Cillad lafdhabarta ayaa ku hayso waxaa haboon in sawir lagaa saaro lafdhabarta oo la fiiriyo cillada nuuca ay tahay.
Xanuuno badan ayaa ku dhaca lafdhabarta, khaasatan haddii qof dhalinyaro ah uu dhabarka ka sheeganayo iyadoo wax jug ah aysan dhicin waaa muhiim in baaritaan lagu sameeyo.