Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amranqaaali on April 11, 2016, 05:49:27 PM

Title: Su'aal: Cunto ma qaadan karo bog xanun labolabo?
Post by: Amranqaaali on April 11, 2016, 05:49:27 PM
Asc doctor  wan isbaray uur ayan leyahy alx lillah doctor waxa daremaya sikale cunto maqadan karo madaxa boga xanun labolabo wan leyahay naasaha said i xanunayo maxa i saciden karo doctor aad aya u mahadsantahy
Title: Re: Su'aal: Cunto ma qaadan karo bog xanun labolabo?
Post by: SomaliDoc on April 26, 2016, 05:02:09 PM
Qoraalkaan akhriso fadlan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=200.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=200.0)