Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cawill on June 02, 2016, 01:29:15 AM

Title: Su'aal: Marka marawaxada lashido ma xamili karo?
Post by: Cawill on June 02, 2016, 01:29:15 AM
Magacaygu waa abdi lahi jooga hargasa waxan raba inaad ii faahiso sababta keen I garta marka marawaxada lashido ama qaboojiyah la daaro maxamili karo inan kabaxo moyane si saaaid ah ban u qaban karin qabwga iiga jaahil saar Dr
Thanks dhaman
Title: Re: Su'aal: Marka marawaxada lashido ma xamili karo?
Post by: SomaliDoc on June 18, 2016, 01:55:18 PM
Waa qarqayasaa oo jaranaysaa miyaa? mise wax kalaa dareemaysaa? Fadlan soo faahfaahi su'aashaada.