Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: MAHAD CADDE on December 21, 2009, 11:45:56 AM

Title: Su'aal: Gynecology?
Post by: MAHAD CADDE on December 21, 2009, 11:45:56 AM
As/c

Walaalow Anigoo caafimaad qaba keliya dhabar xanuun isku arkay lugta midigta ahna ay ikala baxdo xiliyada uurka ayaan dhaqtar u tagey waxay i tiri waa infection waa lagu gubayaa gubniinka wixii ka danbeeyay waxaan isku arkay caabuq iyadoo xanuunki sidiisa uu u jiro waxaana u maleeyay Fungus inu jiro waayo calaamadahiisa ayaan arkaa maxaad igula talin lahayd dhaqtar ban u tagey wuxuu iso qoray "Ampcilin" iyo saboosto 6 xabo ah la dhaho "Gynax-tri vaginal ovules." caabuq wu jiraa oo biyo ama dhecaan ba iska socda hadeyba tahay Cabeebka ama Funguska xanuunka i hayaa sideen isaga daweyn karaa oo ugu wanaagsan ?

Mahadsanidin
Fartuun Nuur
Title: Re: Su'aal: Gynecology?
Post by: SomaliDoc on December 21, 2009, 08:03:31 PM
Waa in aad u tagtaa dhakhtar kale haddii ay noqoto inaad cabeeb qabtidne isagaa daawo kuu qori doona insha'lah.