Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: A/qadir Abdi on January 04, 2017, 02:15:19 PM

Title: Su'aal: Waa maxay Xanuunka Migraines?
Post by: A/qadir Abdi on January 04, 2017, 02:15:19 PM
Asc Doc Waxaan aad u rabaa inaad i sharaxdaan xanuunka migraines,
Waad mahadsantihiin
Title: Re: Su'aal: Waa maxay Xanuunka Migraines?
Post by: SomaliDoc on March 31, 2017, 07:43:56 PM
Migraine ama goon-jabka waa nuuc ka mid ah madax xanuunada, waxaana horay uga hadalnay qoraalkaan ee akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=298.0)