Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: SomaliDoc on October 28, 2016, 11:46:44 AM

Title: Caafimaadka Miraha Rummaanka!
Post by: SomaliDoc on October 28, 2016, 11:46:44 AM
(http://somalidoc.com/Topics/rummaan.png)

Bismillah,

Rummaanka waa geed xambaarsan faa'iidooyin badan, ahmiyadda ay mirahaan leeyihiin waxaad ka garan kartaa inuu Alle kitaabkiisa kariimka ah uu ku xusay rummaanka sadax jeer.

Cilmibaarayaashu waxay ku arkeen miraha rummaanka faa'idooyin isugu jira mid nafaqo iyo mid caafimaad, laakiin waxaan halkaan ku xusi doonaa illaa 7 faa'ido caafimaad oo tijaabo iyo baaris lagu xaqiijiyay.


Waxaa kaloo jiro cilmibaarisyo dhowr ah oo weli ku socda miraha rummaanka, wixii ka soo kordha waan idin la soo socodsiin doonaa insha'llah.

Haddii aad su'aalo qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha.
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)