Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nasiir on June 21, 2009, 09:04:48 PM

Title: Maxaa sabaab u ah Cholestrolka
Post by: Nasiir on June 21, 2009, 09:04:48 PM
Asalaamu calaikum dhamaan, waxaan aad ugu farxay markaad akhristay web side kaan, Allah haidhin gargaaro. Ama bacdi waxaan jecla inaad wax idhin ka weydiiyo xanuunka la yirahdo Cholestrol.  Waxaa la igu arkay xanuunka Cholestrolka  oo ku waregsan Berka. Waxaan la i qooray daawada Simvastatin ratiopharm
Xanuunkasi wa mid si dee ah ma mid dhamaada ba mise wa mid aan bogsan, maxaa keena?
Sameeyn intee leg ayuu jidhka ku lahaan kara
Jazakumulahi khaira
Wabilahi tawfiiq
Nasiir Hassan
Coventry UK
Title: Re: Maxaa sabaab u ah Cholestrolka
Post by: SomaliDoc on June 21, 2009, 09:33:52 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Cholestrol-ka iyo waxa keeno?

http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1461.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1461.0.html)