Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amran Marwo on May 07, 2016, 09:26:46 AM

Title: Su'aal: Markaa caadadu igu dhacdo aan ka daahirsado?
Post by: Amran Marwo on May 07, 2016, 09:26:46 AM
asc drs waxaan qabaa su.aaaal
markaa caadadu igu dhacdo aan ka daahirsado ilaa 6days ka dib waxaan isku arkayaa dhiig kaadida soo raacaya
Title: Re: Su'aal: Markaa caadadu igu dhacdo aan ka daahirsado?
Post by: SomaliDoc on May 27, 2016, 09:35:24 PM
Fadlan dhakhtar la xiriir si loo ogaado ma cillad kaadi mareenka ah baa mise xiriir abuuris ee ka dhaxeeyo labad dhinac ayaa jira.