Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayan Gabi on December 31, 2016, 08:47:30 AM

Title: Su'aal: Uurka Iyo Jooniska?
Post by: Ayan Gabi on December 31, 2016, 08:47:30 AM
Hadii hooyadu leedahay habitats B ilmaha uurka ku jira sidee looga badbaadin karaa in uu qaado.
Title: Re: Su'aal: Uurka Iyo Jooniska?
Post by: SomaliDoc on March 28, 2017, 12:48:52 PM
Waxaa jira qoraal aan ugu talagalnay hooyooyinka uurka leh oo qaba cudurka cagaarshowga B, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2840.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2840.0)