Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on July 24, 2016, 06:51:24 PM

Title: SU'AAL: ASTAAMAHA LAGU GARTO MADHALEES?
Post by: m.mo141 on July 24, 2016, 06:51:24 PM
Asc doctors waxaan rabaaa inaaan ku

waydiiyo astaamaha isku garan karo

ninka raga in u yahay Madhaleees ??????




THANKS.........................
Title: Re: SU'AAL: ASTAAMAHA LAGU GARTO MADHALEES?
Post by: SomaliDoc on September 16, 2016, 09:28:19 PM
Astaan lagu garto ma jiro ilaa in qofka la baaro mooyee, waa in la baaraa hormoonkaaga iyo shahwadaada.