Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Qalbiyare on March 08, 2016, 01:13:59 AM

Title: Su'aal: Xulbada lagu daro dhir kle sida malab xabadsowdo iyo moringa?
Post by: Qalbiyare on March 08, 2016, 01:13:59 AM
Asc dhakhaatiirta sharafta leh waxan jecleystay inan idin weydiiyo Xulbada la kariyo weliba iyada oo lagu shiidayo Toonta, Xabad sowdada,  Malabka iyo weliba geedka la dhaho Moringa  malaga yaaba inay u fiican tahay ragga si ay sperm kooda u xoojiso hdi ay jirto sperm motality ama sperm swimm ka uu yaryahay maxa kle oo ay fa'ido leedahay xulbadas iyo waxyaabaha  kle e lagu darayo hadi ay jiraan cuntooyin ama sharaab lagu daweeyo ama lagu xoojiyo sperma please nagu caawiya  aad bana u mahdsantihin khayr allaha idin siiyo
Title: Re: Su'aal: Xulbada lagu daro dhir kle sida malab xabadsowdo iyo moringa?
Post by: SomaliDoc on March 18, 2016, 11:48:04 AM
Inta geed aad tilmaantay waxay leeyihiin faa'idooyin caafimaad, laakiin markii la isku daro waxa ka soo baxayo ma sheegi karo.
Akhriso Xulbada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4120.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4120.0.html)
Akhriso Xabad sowdada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5502.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5502.0.html)
Akhriso Geedka Moringa: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6093.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6093.0.html)
Akhriso Malabka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3929.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3929.0.html)

Akhriso cunnooyinka u roon caafimaadka ragga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html)
Akhriso qoraal ku saabsan cilladaha Sperm-ka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2205.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2205.0.html)
Faa'idooyinka Toonta: qoraal ayaan ka soo diyaarin doonaa insha'llah.