Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamedjeyte on November 15, 2015, 12:54:48 PM

Title: Su'aal: Waa maxay frustration?
Post by: Maxamedjeyte on November 15, 2015, 12:54:48 PM
?????? ?????.
waxan rabaa in sharaxaad la iga siiyo
waxa uuyahay
frustration?   mxaa sababo? calaamadihiisa ?
see loo daaweyn kraaa?
mhdsanidiin.
Title: Re: Su'aal: Waa maxay frustration?
Post by: SomaliDoc on December 05, 2015, 12:00:49 PM
Erayga frustration waxaa luqada afsoomaaliga ugu dhow erayga ah "Caalwaa" ama "caal waa".
Waa dareen uu qofka dareemo markuu dhibsado arrin u hagaagi waysay ama wax uu rabay oo uu gaari waayo, waa dareen murugo iyo niyadjab abuuri kara.
Frustration-ku waa dareen ee cudur ma ahan, laakiin wuxuu isku badali karaa cudurka niyad jabka, welwelka, murugada iyo diiqada.
Halkaan ka baro cudurka niyad jabka iyo diiqada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,878.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,878.0.html)

Akhriso qoraalkaan muhiimka ah oo ku saabsan sida aad "caal waaga" iyo murugada u xallin lahayd: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2845.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2845.0.html)