Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on August 11, 2015, 11:59:20 PM
-
hooyo ayaa nosooo qaaday kiniiin yar oo dhahdhn macaan leh dhakhtr ayay ka soo qaady wuxuu ku yidhi wixii caruurtaada cayayaaan leh cun wuu dilayaaaye markaa dhamn wan wada cuny waanan wada leenahay cayayaankaa ma wanagsan tahay inaan qadano mise waaa qaldanhy iga jahil saara
-
Cayayaanku waa noocee?
Daawada aad cunteen magaceed?