Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ifraax on July 07, 2009, 03:57:20 PM

Title: Waa maxay Chlamydia?
Post by: Ifraax on July 07, 2009, 03:57:20 PM
Asc dhaman umada somaliyeed

Waxaan rabaa  in su aashan in la iga jaahilbaxsho hadii awoodan

Waa maxay cudurkaan CHLAMYDIA?

Maxuuse u dhimayaa haweenka dhanka caafimadkooda iyo dhanka dhalmad.

Qofka qaado wax ma dhali karaa inta oo qabo ama marka laga daweeyo

Mahad Sanidiin Dhamaan
 ASC WRWB
Title: Re: Waa maxay Chlamydia?
Post by: SomaliDoc on July 07, 2009, 10:55:09 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurkaan
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1040.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1040.0)