Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Asmamohame on February 21, 2017, 10:34:01 AM

Title: Su'aal: Waa maxay suuxidu?
Post by: Asmamohame on February 21, 2017, 10:34:01 AM
Asalamu alaykum
Dr. waan miir beela oo anigoo taagan dhaca mudo 5 ila 10 minid ka bacdina waan soo miirooba
hadaba dhaqtar ayaan u tagay wuxu ii qoray daawada Depakine mudo 4 san ( Sodium valproate) mudo imika 2 sano ayaan qaadanayay mar mar iyo dhif ayaan xanuunki isku arka imikana cunaha ayaa i bararay dhakhtar ayaan tagay wuxu igu yidhi thyroadkaagu waa over active isna 2 dawo ayu ii soo qoray 1 inderal 40 mg iyo propylthiouracil.   hadaba  3 daas daawo ma isku cuni kara

igana jaahil saar xanuunka miir beelida keena iyo sida looga bogsado
waad mahadsan atahay
Title: Re: Su'aal: Waa maxay suuxidu?
Post by: SomaliDoc on May 26, 2017, 08:32:02 PM
Waad isku qaadan kartaa, cilladaaduna waa laba cudur oo kala duwan.
Cudurka 1-aad waa nuuc qallalka ka mid ah, halkaan ka akhriso faahfahintiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2246.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2246.0)
Cudurka 2-aad waa kacsanaant qanjirka thyroid-ka, halkaan ka akhriso faahfaahintiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2246.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2246.0)