Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: C.casiis abiib cismaan on March 20, 2017, 06:33:31 AM

Title: Su'aal: Waxaan dareemaa dhikalaha oo i xanuuna?
Post by: C.casiis abiib cismaan on March 20, 2017, 06:33:31 AM
Asc aad baad u mahdsantihiin dhamaan bahda cafimaadka suaashydu waxay tahy labad dhikolod aya i xanuuna wakhtiga saxaradana biyo mani ah aya iga imaad laba jeer oon badhitan kadi ah kayga qadyna infection aya la yidhi kadida ayu ku jiraa
Title: Re: Su'aal: Waxaan dareemaa dhikalaha oo i xanuuna?
Post by: SomaliDoc on June 21, 2017, 02:53:01 PM
Dhikilaha / xiniinyaha oo ku xanuuna waxay astaan u noqon kartaa caabuq, weliba in qanjirka ragga ee "Borostaatada" ay cillad ka jirto maadaama shahwo ay kaa timaado markaad saxaroonayso. akhriso qoraal ku saabsan arintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2631.0.html)