Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Suus on January 11, 2017, 08:51:16 PM

Title: Su'aal: Caado wareer?
Post by: Suus on January 11, 2017, 08:51:16 PM
Su aal kusaabsan caado wareer waqtiga dhiiga oo imaajiaray oo ladhaafo kadibna yimaado dheecaan Maxaa waaye adinkoo mahadsan
Title: Re: Su'aal: Caado wareer?
Post by: SomaliDoc on April 16, 2017, 07:32:54 PM
Caado wareerka waxyaabo badan ayaa keeno ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0)