Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiqadir cismaan on July 25, 2020, 12:51:15 AM

Title: Su'aal: Kulayl jidhka ah gaar ahaan dhabarka?
Post by: Abdiqadir cismaan on July 25, 2020, 12:51:15 AM
Asc bahda somalidoc iyo dhakhaatiirta sharafta leh gaar ahaan dr Abdullahi m. MAHDI salaan kadib waxaan isku arkay daal iyo dhabarka halka sinta ka saraysa ee dhabarka godan ah oo saa'id ukulul luqunta lafteedu way kulushay madaxuna wax yar lkn madaxu ima xanuunayo waan fiicnahay balse caajis aanan horey isugu arag ilaa hadda waan fahmi la'ahay waxa keenaya daalka iyo kulaylkan oo ay ugu badantahay wakhtiga aan sariir dul tago miisaankaygu wuu fiicanyahay isma badalo nuskiilo xataa iskama dhinto waan ku wareersanahay waxa keenaya ilaa hadda ???? waxaana daalka moodaysaa inaan ka dareemayo badankiisa halka galka caloosh iyo feedhaha udhaxaysa lugaha ruuga laabatada iyo canqowga saxaradaydu ma jilicsana way adagtahay inkastay ayaamo hore mar jilicsanan jirtay lkn hadda isma badasho waa wada adayg aan saaid uqayaxnayn daawooyin ma qaato cilad iskuma qabno cuntada fadlan ha layga caawiyo dhakhaatiirtaydii sharafta badnaydeey ciladan ilaahay dartiis
Title: Re: Kulayl jidhka ah gaar ahaan dhabarka iyo daal la socda?
Post by: Abdiqadir cismaan on August 08, 2020, 11:08:58 PM
Asc wr wb cabasho ayaan qabaa wali wax jawaab ah ma helin oo dhankiina dhakhaatiirta sharafta leh