Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiqani Dhoobo on September 20, 2015, 01:31:00 PM

Title: SU'AAL: MAXAA KEENA HABLABAASTA AMA BUSBUSKA?
Post by: Abdiqani Dhoobo on September 20, 2015, 01:31:00 PM
Asc. Dr  waxaa jira xanuun looyaqaan Hablabaas Ama Busbus, waa xanuun leh Nabaro ama finan yaryar oo Biyo leh, Markuu kabaxo qofkana wuxu kaga tagaa Cadcadaan meeshii Finanka ahaa. Marka
1:Maxaa Keena Xanuunkaas?
2:Mala Kala qaadaa?
3:Wax daawo ah Ama treatment ah maleeyahay?
4:scientific ahaan Maxaa Looyaqaanaa?
5:Muxuu kaga duwan yahay xanuunka  Jadeecada?
6: Somalidu waxay dhahdaa Qofkuu marku dhaco kuma dhaco e ma runbaa oo Anual disease ama xanuun marle ah miyaa?
7: qofka qaba xanuunkaas maxaa laga ilaalin karaa inaanu cunin sida cunooyinka qaar?

     Aad baad u mahadsan thy
Title: Re: SU'AAL: MAXAA KEENA HABLABAASTA AMA BUSBUSKA?
Post by: SomaliDoc on September 22, 2015, 12:49:04 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Busbuska ama hablabaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,831.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,831.0.html)