Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Madar Aden on July 14, 2018, 03:49:17 PM

Title: Su'aal: Barar lugaha ayay hooyo leedahay?
Post by: Madar Aden on July 14, 2018, 03:49:17 PM
asc walaal waxan donayay in aan dhakhtarka waydiiyo
hooyaday ayaa waxaa ay leedahay barar xaga lugaha oo aad moodayso markaa argto dhiig isguntay  wayna xanuuna mararka qaar dhakhtarka markay utagtayna  wuxu soo siiyay uun infarction ah iyo diclofiin ah marka doctor ma infaction luguha Ku dhaca ayaa jira mahsanidiin
Title: Re: Su'aal: Barar lugaha ayay hooyo leedahay?
Post by: SomaliDoc on January 10, 2019, 09:31:09 PM
Waxyaabo badan ayaa keeno lugo barar-ka ee fadlan akhriso cashar ku saabsan arintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5681.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5681.0)