Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: c/laahi yare on June 29, 2016, 05:45:09 PM

Title: Su'aal: Waxan darema lalemasho ama jareyn?
Post by: c/laahi yare on June 29, 2016, 05:45:09 PM
Asc waad salamantihin dhaqatiirta sharaftabadan
Waxan darema lalemasho ama jareyn waxana usidaranahayvmarkan xanaqo iyo markan aad ufarxo iyo markan aad ucabsado maraka qarkod ismaxukumikaro waxay sababtas? maxase kenikara? waxan raba in la'ifahfahiyo.
mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Waxan darema lalemasho ama jareyn?
Post by: SomaliDoc on August 01, 2016, 05:27:53 PM
Waxaa keena dareenkaaga oo aan kontaroolnayn, taasoo hormoonka loo yaqaano Adrenaline aad u soo daayo.
Akhriso labadaan qoraal si aad warbixin dheeraad ah uga ogaatid:
1 -http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6563.0
2- http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6393.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6393.0)