Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: SMF on February 08, 2009, 09:20:08 PM

Title: SUAAAL JAWAAB AAN KA RABO
Post by: SMF on February 08, 2009, 09:20:08 PM
WAXA AAN DOONAYAA IN AAN OGAADO FINAN YARYAR OO GUSKA MADAXIISA HOOSE IGAGA YAALA OO AAN WAX XANUUNA LAHAYN OO MARRARKA QAARQOOD NOQDA SIDDII WAX BAABA'AY ILLAA DHOWR IYO TOBBAN SANO AHNA AAN LAHAA OO AAN WAX XANUUNA IGU HAYN DHAKHAATIIR WAAWEYN OON ARKAY OO DHIIG IYO KAADI IGA QAADAYNA AY II SHEEGEEN IN AY YIHIIN WAX NATURAL AH
Title: Re: SUAAAL JAWAAB AAN KA RABO
Post by: SomaliDoc on February 11, 2009, 09:45:46 PM
Walaal SMF, cudurrada ku dhaca maqaarka waxaa lagu gartaa aragti, haddii aad la xiriirtay dhakhaatiir, baaritaan kadibne ay kuu sheegeyn in aysan wax dhib ah kugu heyn waxa aad ka cabanayso walwalka iska yareey.