Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Choukri on January 13, 2015, 06:52:24 PM

Title: Su'aal: Waxaan leeyahay neef dhanka xubinta taranka?
Post by: Choukri on January 13, 2015, 06:52:24 PM
asc wana idiinka mahadceliyah sida wanagsan ee iguso derten jawabtaydiiy waxan raaba suu:asha ahaa waxan leyahay neefta kaso bahdah xubunta taranka hawenka waxan qabah ilaa qangadhay ilaa haad oon hooyo hal cunug haysata ahaay ama single mather waxana darema markan forarsodo ama fadhiga kakacayo waxana uu tagay gabadh doctor oo qabiilsan xanunadah dumarka  waxayna igula taliya inana kuu fadhisto barkin adaag oo dabadah uu fadhisto ama inana markan musqusha galo een kadshayo eey kadidu bartanka marayso aan joojiyo marka aan siiywato waax isbadal ahaa kaman daremiin waxana idinka codsanay waax talah ama dawooyin ahaa maa isheegiy kartan wllo wana mahadsan tiin dhman doctor radan bahdan cafimaadka somaliyed .byyyyyyyyyyyyyyyyyy
Title: Re: Su'aal: Waxaan leeyahay neef dhanka xubinta taranka?
Post by: SomaliDoc on January 14, 2015, 12:30:12 PM
Su'aashaan horay ayaa looga jawaabay ee halkaan ka akhriso, waxa keeno hawada gasho xubinta taranka iyo qaabka lagu xalliyo intaba: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2403.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2403.0.html)