Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nelson on January 06, 2010, 06:54:30 PM

Title: Su'aal: Maxa keeno dhecan kayimada qeybta danbe?
Post by: Nelson on January 06, 2010, 06:54:30 PM
ugu horeyn wan idin salamay bacda salan dr waxan waydin laha waxan isku arkay wax an  horey isku arki jirin oo ah
babasirki cudurka ah aya hada kahor ihayay wa layga jaray oo dhakhtar ayan utagay ka dib dawo ambicillin cap un
ayu dhaqtarki i qoray kadib hadan waxa in badan an isku arkay xanun dhanka qeybta hos ah iyo barar xanuun wehliya
xiliga saxada iyo saxaro la an ka dib dhakhtar kale ayan u tagay ano uqexin in horey layga goyay babasirka waxa uuna iso
qoray dawo bomato xaga danbe loo isticmalo wan ka cajisay in mudo kadib marki la jogay iyado wali xanunki uu jiro ayan waxan
arkay hadana dheecan ka yimada xaga denbe sida biyaha minada u eg marka maysla xiraran mise waa cudur goni ah oo isagana
la tacalid ubahan mideda kale waxan isku arkaa dhuso badan oo an horey u qabin wadna mahadsantihiin !
Title: Re: Su'aal: Maxa keeno dhecan kayimada qeybta danbe?
Post by: SomaliDoc on January 16, 2010, 08:28:07 PM
Dheecaan ka yimaada xaga dambe waxaa keeni kara dhowr cudur oo uu ka mid yahay baabasiirka.
Halkaan ka akhriso waxa baabasiirka uu yahay iyo calaamadihiisaba.
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0)