Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Malaqa on October 11, 2009, 11:35:20 AM

Title: Suáal: Xaada raga iyo sidee u heli karaa??
Post by: Malaqa on October 11, 2009, 11:35:20 AM
Dhamaan waan idin salamaya walalayaal.
waxaan aad u donayay in aan helo xaada xabadka iyo xaloosha saaran marka waxan weydiin laha Drka sidee ku heli kara ama daawo ama si kale oo aan ku heli karo in aan timo ku yeesho xabadka iyo xaloosha ??

Title: Re: Suáal: Xaada raga iyo sidee u heli karaa??
Post by: SomaliDoc on October 12, 2009, 11:53:35 AM
ma garanayo daawo la isticmaalo oo xaadda badisa ama soo saarto