Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdullahihassan on September 06, 2018, 12:19:30 PM

Title: Su'aal: Dhabar xanuun iyo lugta bidix o i bararan?
Post by: Abdullahihassan on September 06, 2018, 12:19:30 PM
Asc dr dhabarka mudo bil ku dhaw ixanunuunaaya dhinaca seedka hindisyo aad udaran kadib ayaan cudurkan isku arkay diclofin iyo naribiyon ayan u isticmaalay 3dax maalin markaan jogto u cuno fay ayaan dhahaaa lkn 2beri kadib wuu igu soo laabanaaa xanuunka mararka qaar ma is dhaqaanjin karo takaataa noqonaaa xanuunka kudhawaad bil camaluu i haayaa

Lugta bidixaa ibarartay xanuuna wey igu heysaa dr xanuunka xanuunka dhabarka muu lasocdaa mise waaa wax kala duwan
Title: Re: Su'aal: Dhabar xanuun iyo lugta bidix o i bararan?
Post by: SomaliDoc on February 27, 2019, 08:27:43 PM
Xanuun dhabarka laga dareemo, kuna bilawday hindhisyo kadibne xanuunkii u gudbay hal lug waxuu ka dhalan karan karaa saxuunta lafdhabarta ku jirta oo booskooda ka soo baxdo, waana xanuun dad badan isku arkaan ee faahfaahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7796.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7796.0)