Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamedxaan on August 16, 2016, 02:48:08 PM

Title: Su'aal: Isu dheelitirnaanta jirka?
Post by: Maxamedxaan on August 16, 2016, 02:48:08 PM
Asc  wll haddaan faah faahin ka bixiyo su aasheedii hore nooca infectionka waa nooca kaadi mareenka cillida jirtaa waxeytahay waxaan ahaa qof aad iyo aad u siigeysan jirey waxaan lakulmay cilad ah in uu san jirkeyga uu san biyo ku hakanin in muddo ah hadda al xamdu lillaah waan ka fiicanahay ilaa 20days maan arkin marka waxaan dareemay in jirkeygu uu san isu dheeli tirneyn
sida:in lafaha ay i weynaadaan hilibkana uu yaraado iyo indhaha oo caad iga saarma iyo dhawar xanuun



2:wll hadda ka hor waxaan isku arkey bahal yar oo dawada iiga jira markaan yaraa wax dhakhtar ah uma aanan tagin cidna maxa yelay caqli igu filan maan laheyn marka meeshii waxey i noqotay wasaq nadaafad xumo iyo jeermis kabacdi wey ii reysatay marka hadda anigoo 18toban jir ah ayaan isku arkey dawada oo dheecaan kasocdo oo wasaqeysan arrintaanna maan fileyn layab ayey igu noqotay dhakhtar ayan utagay wan ushegay daawooyin ayuu iisoo qoray wan ku ronaday wli waxaan dareemaya caajis iyo xanuun iyo tawar darri raganimo marka wll sideen u xalin karaa dhibaatooyinkan iheysa       


Waxa u mu hiimsan cillada dawada waxaan ka cabsi qawaa in aan raganimada     iga guurto wal ciyaadu billaah alla nuguma keenee 


3:wll  aad iyo aad ayaan idinkugu mahad calinayaa alle ajir uyo xasanad ha ifinka siiyo aan lasso koowi karin

aamiin aamiin aamiin
Title: Re: Su'aal: Isu dheelitirnaanta jirka?
Post by: SomaliDoc on October 13, 2016, 01:24:11 PM
Insha'llaha raganimada kaama guuri doonto, dhibaatooyinka laga dhaxlo siigeysiga waa wax si dabiici ah u baab'ao markii la joojiyo.
Ku dadaal cunno nafaqo leh, nasiino in aad heshid, kana fogow balwada sida qaadka, sigaarka iyo wixii la mid ah.
Midda ku saabsan infekshanka ama bahallada caloosha aad sileedahay way kaaga jiraan, la xiriir dhakhtar si saxarada lagaaga baaro.