Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdi Mudalib on August 16, 2016, 09:39:51 PM

Title: Su'aal: Walwal iyo waxyaabaha soo socda oo aan ka fakaro?
Post by: Cabdi Mudalib on August 16, 2016, 09:39:51 PM
Asc Dr wd mahadsan tihiin.
waxan ahy wiil dhalin yaro ah wxn isku arkay wal wal mararka qaar anoo niyada iskala hadla iyo Niyad Jab.
tusaale amaad shaqo waydaa iyo waxyaabo kale waxana niyadayda ku soo noq noqda hadad jaamacada dhamayso ma noqonaysaa qof dad ka dhex muuqda mise nolosha ayad ka dhacaysaa sida dadka qaarkood
Title: Re: Su'aal: Walwal iyo waxyaabaha soo socda oo aan ka fakaro?
Post by: SomaliDoc on October 14, 2016, 06:52:07 PM
Welwelka guud ee la dareemo nolosha hadduu xad ka bax noqdo heer uu keeni karo niyad jab waxaa loo yaqaanaa 'Generalized anxiety disorder", akhriso qoraal ku saabsan cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5865.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5865.0)