Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muxiba on August 17, 2016, 03:40:15 PM

Title: Su'aal: Xanuunka qabowga?
Post by: Muxiba on August 17, 2016, 03:40:15 PM
Asc  wrwb salan ka dib Dr waxaan jeclan lahaa inaa information IGA siisid xanuunka qabowga iyo sida  uu qofka u qabto waxaaa ad I xanuunaya  xabadka iyo feeraha iyo lafta dheer  oo dhabarka neefta ayaa dhib igu ah  waxaana la igu sheegay hada anemia  ayaduna masababi kartaa xanuunkaa
Title: Re: Su'aal: Xanuunka qabowga?
Post by: SomaliDoc on October 14, 2016, 06:44:29 PM
Qabowga qofba si ayuu u yaqaanaa, haddii sida aad tilmaantay feeraha ku xanuunayaan akhriso qoraalkaan aad ku kala ogaan kartid xanuunkaan nooca uu u eg yahay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=649.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=649.0)