Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kamaal on November 18, 2019, 04:35:49 AM

Title: Su'aal: Shahwada oo soo dareerta?
Post by: Kamaal on November 18, 2019, 04:35:49 AM
Asc somalidoc waxan isku arkay baryahan in marka aan kaadiyo kadib ay shahwo iga soo dareerto maxaa keena ayadoo dareen jirin in shahwada soo dareerto digtoore horey wan u siigaysan jiray lkn hada waayahan wan joojiyey maxaa keeni kara digtoore