Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed333 on June 03, 2009, 02:01:22 AM

Title: Suáal: Cudurka macaanka galmada ma layskugu gudbiyaa?
Post by: Ahmed333 on June 03, 2009, 02:01:22 AM
Waan salamantii bahda somalidoc shaqada fiican ee aad haysaan thanks ayaan idin leeyay
suashaydu waa cudurka macaanka galmada qaawan ama bilaa condomkaa malayskugu gudbiyaa
waad mahdsantiin.
Title: Re: Suáal: Cudurka macaanka galmada ma layskugu gudbiyaa?
Post by: SomaliDoc on June 12, 2009, 12:08:53 AM
Cudurka Sonkorwga/Macaanka la iskuguma gudbiyo galmada.

Halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan cudurka macaanka:
Waa maxay kaadi macaan? (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=342.0)
Garashada Sonkorowga (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1145.0.html)
Dhibaatooyinka kaadi macaanka (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=619.0)
Kaadi macaanka waqtiga uurka (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=594.0)
Sonkorowga uurka iyo dhibaatooyinkiisa (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1842.0.html)
Su'aalo iyo Jawaabo: Sonkorow/Kaadi macaan (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=623.0)

Wixii su'aalo dheeraad ah, halkaan ka weydii
SomaliDoc