Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: c/laahi yare on November 26, 2018, 03:46:12 PM

Title: Su'aal: Xanuunka qoorgooyaha?
Post by: c/laahi yare on November 26, 2018, 03:46:12 PM
Asc drska sharataleh slnk kadib xanunkan qooryoyaha layira talamaleyahay? tadii oowleyahay maxa ladhaha? hadiise latalaalo makudhicikara?
Title: Re: Su'aal: Xanuunka qoorgooyaha?
Post by: SomaliDoc on March 27, 2019, 09:19:09 PM
Haa, nooc ka mid ah xanuunka qoorgooyaha waa la tallaalaa, laakiin xaaladaha qaar iyadoo lagaa tallaalay wuu kugu dhici karaa, faahfaahin ku saabsan xanuunkaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5470.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5470.0)