Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Wacyi Galinta => Topic started by: Munim on July 24, 2008, 10:48:32 PM
-
Caanah Hooyada:-
-Si sahlan aya loogu burburiyaa Dheef shiidka ilamaha
-Waa cunto dhamaystiran
-Waa caano nadiif ah oo diyarsan kaamana rabaan inad kululaysid
-Waxay siyaan jirka ilmaha difaac waxa ayna dhisan hab dhiska difaca jirka ilamaha
-Waxa ay siyaadiyan isku xernashaha iyo kalgaceelka ka dhaxeeya hooyada iyo ilmaheeda
-Nuuji ilmahaga malintii 8mar ugu yaraan.