Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on January 24, 2016, 07:05:28 PM

Title: Su'aal: Biyo ayaa iga yimaado markaan filin xun fiirsado?
Post by: Saleeban Axmed on January 24, 2016, 07:05:28 PM
wad mhadsantihiiin dhaqaatiiirka alalehaydin ilaaliyo  ninyahaw shahwadaydii ama manidydiii ayaa iska imnasa hadaaan vidoa daawadao xun anoo gacanba ula tagin sidi ay ahaan jirty muuqaal ahaaan way ka duwantaha waaa biyo caadi ah oon dhagdheg lahayn markaasaamaun ma igu yeelansaaa xaga dhalmada mida kle sideeeen biyo baxa iga joojinya si dhaqso ah
Title: Re: Su'aal: Biyo ayaan iga yimaado markaan filin xun fiirsado?
Post by: SomaliDoc on February 02, 2016, 02:45:11 PM
Biyaha yimaado markii kacsi la dareemo waxaa loo yaqaanaa "precum" waa biyo ka duwan shahwada caadiga, wayna dhacdaa.
Talo: Fadlan iska jooji daawashada filimaanta xunxun, waxay kuu keensan karaa dhibaato caafimaad iyo mid nafsi intaba.
Waxay kaloo ku bari karaan siigaysi taasoo isagane aad ka dhaxli kartid dhibaatooyin badan, ka akhriso halkaan dhibaatooyinkaas: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)