Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaamac2020 on July 10, 2016, 08:18:04 PM

Title: Su'aal: Kasoobax?
Post by: Jaamac2020 on July 10, 2016, 08:18:04 PM
asc Dr waxaan  kuwediinyaa ka soobaxa maxaakeena markuu qofka uu kubato markan mid iska daweeyo midkale ba soobaxaya maxaan ka yelaa  waliba madax buu  kasoobaxaya


mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Kasoobax?
Post by: SomaliDoc on August 31, 2016, 08:24:36 PM
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1163.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1163.0)