Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gaasgeele2 on August 15, 2017, 07:06:34 PM

Title: Su'aal: Saliida loo qaato timo daadashada?
Post by: Gaasgeele2 on August 15, 2017, 07:06:34 PM
Asc yimahayga ayaa daadanaya mudo badan nafaaqadayduna waa fiicanatahay inbadan waxaan isticmaala saliido gariimo timo daadahsada loo qaato waxna iskama badelin maxaad igula Stalin lahayd
Title: Re: Su'aal: Saliida loo qaato timo daadashada?
Post by: SomaliDoc on June 13, 2018, 11:05:45 AM
Saliidaha u roon daryeelka tinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6463.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6463.0)