Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Daauudgalaydh on August 08, 2017, 02:36:46 AM

Title: Su'aal: 9 vitamin muxuu yahay muxuuse taraa?
Post by: Daauudgalaydh on August 08, 2017, 02:36:46 AM
Marka hore asalaamu calaykum. Suaashaydu waxay tahay kiniinka 9 vitamin muxuu taraaa muxuuse yahay faa'iido ma leeyahay iyo faa'iido daraba.
Title: Re: Su'aal: 9 vitamin muxuu yahay muxuuse taraa?
Post by: SomaliDoc on June 08, 2018, 05:25:18 PM
Waa nuuc ka mid ah fitamiinada la qaato kuwooda la isku dhafay, kamana duwana dhinac faa'ido iyo mid khasaaraba.
Fitamiinadu haday xadkooda dhaafaan waa lagu xanuunsadaa, hadduuse qofka u baahan yahay faa'idooyin caafimaad wuu ka helaa, ka baro qoraalkaan hoose cunnooyinka laga helo fitamiinada kala duwan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5781.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5781.0)