Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muumin84 on June 25, 2012, 03:51:41 PM

Title: Su'aal: Pearly penile penis?
Post by: Muumin84 on June 25, 2012, 03:51:41 PM
Waxan leeyahay pearly penile  penis waqti shan sano ah.
Markaa dareen kayguna aad ayuu u badan yahay single na wan ahay sometimes every week i dream three times.
suAASHAYDU WAA  kacsiga badan miyuu saba bi karaa pearly penile penis. ???

Dhakhtaro  an la xidhiidhay creams badan oo kala jaad jad ah wan qaatay si an u remove gareeyo lakin  weli iga may baabi in oo wan leeyahay .
Sidee u REMOVE gareyn karaa.??

Mustaqbalka pearly penile penis ku maxay sababi karaan??

walal sadexdaa su'aalood ayaan rabaa in aad talo iyo tusaale iga siisaan..

Aad iyo aad ayaa u mahad santihiin.......
Title: Re: Su'aal: Pearly penile penis?
Post by: SomaliDoc on October 28, 2012, 11:17:54 PM
Waxaan u malaynayaa in aad ula jeedid "Pearly penile papules", oo ah finan ka soo baxo xubinta taranka, xiriir aanan la lahayn cudurrada galmada lagu kala qaado, waxayna badanaa ku badan tahay ragga aan gudnayn, da'doodane u dhaxeyso 20 illaa 30 sano.

Wax xiriir ahne lama lahan kacsiga badan.
Title: Re: Su'aal: Pearly penile penis?
Post by: Muumin84 on December 01, 2012, 10:29:39 AM
Haa kuwaas ayaan ujeedaa...... wanan ogaaday in anay dhibaato lahayn ,,,,,,,,Aad Baad Umahadsan tahay Walal