Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Liza on August 12, 2017, 02:08:39 AM

Title: Su'aal: Dhicis hore iyo uur helidda?
Post by: Liza on August 12, 2017, 02:08:39 AM
Waxan qaba suaaal ah xiriirka ka dhaxeeyo dhicis hore iyo uur helida siduu u sameeya aniga hada ka hor baa dhicis sameeyey ka dib 3 bilood aya dhiig iga socday asaga istiisa iga istaagay wax dawo ma qaadan diiga wuxu aha sida caadada o kale wax aad u badan ma ahayn normal ayu aha ka dib xilida cadada maratka qaar way kaso dhib dhacda  2 beri ama 3 beri bishi igu dambesey 1 bil iyo 1 isbuuc ayu iga maqna arintaas mxa sababay dhaqtaris ....  Mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Dhicis hore iyo uur helidda?
Post by: SomaliDoc on June 09, 2018, 07:51:21 PM
In haweentu heli wayso uur markay dilanto ka dib waa arrin hooyooyin badan welwel ku hayso, horayne qoraal aan ku faahfaahinnay arintaan ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8600.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8600.0)