Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on October 29, 2015, 02:27:41 PM

Title: SU'AAL: CALEENTA LA ISKU CAATEEYO?
Post by: m.mo141 on October 29, 2015, 02:27:41 PM
WAXAAN RABA IN LA IGA JAWAABO 2 SU AAL

1. WAXAAN IN LA I SHEEGO FAA IIDADA IYO FAA IDADA DARADA CALEEMAHA SHAAHA O LA ISKU CAATEEYO

2.WAXAAN SO IBSADAY CALEENTAAN O LA DHAHO

HERBAL TEA
100%NATURE
MEI GUI CI LA CHI
SLIMMING
TE DIETETICO

WA MAHASAN TIHIIN
Title: Re: SU'AAL: CALEENTA LA ISKU CAATEEYO?
Post by: SomaliDoc on November 04, 2015, 06:31:38 PM
Shaaha sidiisaba wuxuu yareeyaa biyaha jirka ku jiro ee ma yareeyo dufanka ama baruurta jirka ku samaysanto.
Midda kale shirkado badan ayaa xayaysiiyay caleenta geedaha qaar iyadoo sidii shaaha loo cabayo taasoo la sheegay in miisaanka lagu yareeyo laakiin ma ahan wax cilmibaaris lagu sameeyay ama wax ku dhisan caddayn.