Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdifatah100 on January 23, 2018, 03:42:15 AM

Title: Su'aal: Waxaa la iga qalay cudurka Qabsinka?
Post by: Abdifatah100 on January 23, 2018, 03:42:15 AM
Asc dr 1 sano iyo bar ka hor waxaa la iga qalay cudurka qabsinka markii hore cudurkaaan aqoon uma laheen mudo sadax beri madkaan matakaayay ayaa habeenkii afaraad ayuu igu dilaacay nasiib wang aanbalaas ayaa iga soo gaartay kadib marki is bitaalka la i geeyay waxee i dhaheen wuu kugh dilaacay waxaan kugu sameeeneynaa qaliin weyn ilaa xundurta ayey iga qaleen kadib xafada markaan u soo laabtay meeshii ayaa furfuratay hadana waa la i tolay ugu danbeen waaan ka fiicnaaday alx lkn meeshii waxee u reesatay si qaldan oo xundurta kor keeda markaan wax cuno weeg soo yara kuusaneesaa kadib waan ku laabtay waxee i dhaheen qalin kale ma kugu sameeneenaa aniga waaan iska diiday marka dr waxaan ku weydiinayaa xaloosha oo sineen oo kortin leh dhib miyee ii keeni kartaaa wayo waxaan ahag qof caato ah markaan chnto cuno xundurta kor keeda wey soo kuusmee marka kale na waaa caadi dhib ma ii keeni kartaaa
Title: Re: Su'aal: Waxaa la iga qalay cudurka Qabsinka?
Post by: SomaliDoc on December 11, 2018, 12:04:04 AM
Taasi dhib ma lahan waa kabkabka tolliinkii labaad markay caloosha furantay, wax dhib ahne kuu keeni mayso insha'llah.