Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaltuun on June 25, 2016, 02:47:22 PM

Title: Su'aal: Isha midig mudo ixanuunysay?
Post by: Kaltuun on June 25, 2016, 02:47:22 PM
salaamu laahi calaykum ramadaan kariim dhamaanba howl wadeenada pagekan
salaan ka dib DR waxaan rabaa in layga jawaabo indhahayga ayaa isha midig mudo ixanuunysay markan foorarsado oo kaleeto hadana waxay keentay inay daciif noqoto oo aan isha kale ka aragti daciifsantahy shucaac baaa i hor yaacaya waliba waxa fogna ma arko markaan tan  bidix qabto.
hadaan kuugu daro DR lix sano ka hor ayaa layga qalay labada weershow aan ku lahaa hada ayaan ciladan isku arkay maxaa information iga siin kartaa adoo mahadsan
Title: Re: Su'aal: Isha midig mudo ixanuunysay?
Post by: SomaliDoc on July 29, 2016, 12:32:07 PM
Fadlan la xirii dhakhtarka indhaha sida ugu dhakhsiyaha badan.