Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Layla som on February 13, 2017, 06:34:22 PM

Title: Su'aal: Finan wajiga oo isku badalayo bar madaw?
Post by: Layla som on February 13, 2017, 06:34:22 PM
Asc Dr, bacda salaan waxaan halkan kusoi gudbinayaa su'asheyda oo ah: finan ka soi baxaya wajiga kadib isku bedelaya bar madow, qaarna ay noqonayaan honqor nabarka kuusan oo madow waxaana ay u badanyihiin dhinaca bidix ee daanka, marks Dr adigoo mahdsan waxaan jeclan lahaa inaad iga caawiso Allah haku caawiyee,amiin inshallah.
Title: Re: Su'aal: Finan wajiga oo isku badalayo bar madaw?
Post by: SomaliDoc on May 13, 2017, 08:05:39 PM
Nabraha ka soo baxo wajiga waa nuur nuuc, mid walbane qaab gooni ah ayaa loola tacaalaa, qaar badan oo ka mid ahne waxay reebaan haaro, ka akhriso halkaan qoraal ku anfacayo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0)