Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Amranqaaali on March 11, 2016, 04:19:32 PM

Title: Su'aal: Waxaa dareemaa xanuun xiliga galmada?
Post by: Amranqaaali on March 11, 2016, 04:19:32 PM
Asc doctor waxan rabaa in aan ku weydiiyo su'al doctor waxa darema xanun xiliga galmada maxa keni karo xanunkas su'asha 2aad doctor xiliga cadada kadib waxan darema sida ina walac ahay camal cajis madax xanun lablabo kadib xiliga cadada marki lagaro cadada aya ii timado doctor waxa raba ina ii fah fahiso doctor mahasanid jazakallah
Title: Re: Su'aal: Waxaa dareemaa xanuun xiliga galmada?
Post by: SomaliDoc on March 26, 2016, 02:58:46 PM
Xanuunka xilliga galmada waxa keeno ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3818.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3818.0.html)
Isbadalada ku dahca qofka xilliga caadada waa arrin caadi ah, qofkane wuxuu dareemaa waxyaabo badan, akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6345.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6345.0.html)